Hymne Somalia

Drapeau de SomaliaQolobaa Calankeed

Original

Qolobaa calankeedu, waa ceynoo,

Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, Innaga keenu waa, cirkoo kale e, Oon caadna lahayn, ee caashaqaye. Xidigyey cadi waad na ciidamisee Xidigyey cadi waad na ciidamisee Carrada kaligaa adow curadee Cadceedda sideeda caan noqo Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, Qolobaa calankeedu, waa ceynoo, Innaga keenu waa, cirkoo kale e, Oon caadna lahayn, ee caashaqaye. Cishadad dhalataad calooshayadii Cishadad dhalataad calooshayadii Sidii culaygii cidaad marisee Allow ha ku celin cawoy dhaha.

Français

The flag of all,

Let everyone here rise, With pride and unity, For the Somali state, For the land and the people, the common good, We will surely be, Under the aspiration for prosperity. We belong to Somali identity.